Mardabo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Khiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld mardaddabaan, mardaddabo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mardabo ↴
khashkhash | mardaddabaan | mardaddabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg