Mardhac
Qaabnaxa: Isrogrogga:Wax mid keliya ee noociisa jirin; ka duwan wax kale. Magac: Qof ama Shay gaar ah. Tusaale: "Cali qosolkiisa waa mardhac" English: Unique
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mardhac ↴
caaryayso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg