Mardin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno/-imo, m.l)

1. Daliig; liid. 2. Naqshado diillimo ah oo caw, ama caws ah oo ka dhex muuqda derin ama raar samaysan midkood.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mardin


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg