Marduuf
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-fyo, m.l/dh)1. Maro cad, culus oo loo isticmaalo shiraaca doonayaha. 2. Xirmo qaad ah oo ka kooban toban majood. 3. Xarig labaraab ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marduuf ↴
daabbulad | qaad | majin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

