Margo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo¹.
Margo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gaday, -gatay)Wax cunaheeda cunto aan mari karin isku taagtay noqosho (nafley). ld mergo².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga margo ↴
margasho | mergo | mergo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg