Mariikh
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(c.fal.) Meerayaasha mid ka mid ah oo u dhexeeya dhulka iyo mushtarka; cirjeex; farraarre.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mariikh ↴
farraarre | mushtar |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

