Marin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Jid; waddo. 2. Gar; sharci.


Marin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg mari². ld maris¹ (3).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marin

saabil | taabbaggudi | kaadimareen | laag | qaadsii | ugxanayn | ugxandhalid | waddo | xaalmarin | xaari |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg