Marin-cidhiidhi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno ..., m.dh)

(juqr.) Luuq badeed isku xidha laba badood oo waaweyn, waxa laga yaabaa inuu sameeyey dillaac-qoori gudbani, ama bad daafaha mareysey oo hoos u degtey ama carro guur.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marin-cidhiidhi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg