Marin-ganacsi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno ..., m.dh)(juqr.) Marin, waddo dhul, bad, ama hawo, oo ganacsigu maro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marin-ganacsi ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

