Marmaarri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhaqdhaqaajinta wax meel la gelinayo aayar loo dhaqdhaqaajiyo. 2. ld marmaarriyid.
Marmaarri
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)1. Ku m.: wax meel daloosha ku khasbid. 2. Awr koron ah aad u cayilin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marmaarri ↴
marmaarriyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg