Marnow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

1. Weel aan wax ku jirin noqosho. 2. Naas geel wax maraq lagu maray noqosho. 3. Qof jinni madaxa ka maray noqosho. 4. Gacan m.: qof cayr noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marnow

marnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg