marqaansanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)Wax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marqaansanow ↴
marqaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg marqaansanow. ld marqaansanaan.
murqaansanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld marqaansanow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg