Marriin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dharka haweenka. 2. Daliig midab leh oo maro marsan. 3. Qalab haweenku isku qurxin darteed u gashadaan. 4. ld mariimid.


Marriin

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay; -iimi)

1. Qof haween ah dhar ay xirato u gadid. 2. Maro daliig midab leh ku qurxin. 3. Maro, darin iwm midabbo u yeelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marriin

fulful | indhaddaalis | marriimid | siisiib |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg