Masaafiri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Dalkiisa ama degaankiisa khasab kaga dhoofin (qof). ld masaafuri, musaafiri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaafiri

masaafirid | masaafirin | masaafiris | masaafirsan | masaafirsanow | masaafuri | masaafurid | masaafurin | masaafuris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg