Masabbid

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Ku nabidda cid fal aanay samayn dusha laga saaro.


Masabbid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Cid fal aysan samayn ku nabid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masabbid

masabbidan | masabbidasho | masabbidid | masabbidnaan | masabbidnaansho | masabbido |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg