Masdar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro/-saadir, m.dh)(nax.) Magac-faleedka falka, yacni waa qaab faleed aan ku dhicin isrogrog la xariira tirada, caynta iyo amminkaba; badanaa waxaa la raaciyaa fal ka kaaliya xagga nadooca. Tus. “Axmed wuu akhrin karaa”, “Wiilasha way akhrin karaan”. ld mesder.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masdar ↴
falkaaliye | masaadir | masdarad | masdaro | mastarad | mastaro | mesder |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg