Mashaqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, ml.)

Dhibaato; shiddo; mixno; mushkulad.

Mashaqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Cabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoog qaab-dooriye ah. Qaab doorintu marka ay tahay dherer, mashaqadu waxa ay le'egtahay saamiga isbeddel dhererka iyo dhererka salka ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mashaqo

mashaqaysan | mashaqee | mashaqoobid | mashaqow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg