Mashquul
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:M. ah: hawllan oo aan faraaqo lahayn.
Mashquul
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)Ku m.: qof hawllan oo aan faraaqo lahayn noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mashquul ↴
dhammaas | hawllanow | hawshoo | mashquuli | mashquulid | mashquulin | mashquulis | mashquulsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg