Masnac
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo/-saanic, m.dh)Warshad ama hooso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masnac ↴
masaanic |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

