Masuug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Bakhaylidda wax lagu bakhaylo. 2. M. ah: qof bakhayl ah.

Masuug

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax ku bakhaylid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masuug

masuugad | masuugid | masuugnimo | masuugsan | masuugsanaan | masuugsanaansho | shaxiix |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg