Mataanee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)1. Mataano dhalid (nafley). 2. Labo walxood hal magac ka dhexaysiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mataanee ↴
mataanayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg