Mataatac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hadal aan murti lahayn. 2. ld mataaticid.
Mataatac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -tici)Hadal aan macno lahayn ku hadlid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mataatac ↴
mataaticid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg