Mataatax-biita

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xo ..., m.l)

(fiis.) Doorsoonka kaahfaleed ee bu'atam ay noqoto iskugodka atamka xiga, ayna weheliso bixinta elektaroon ama burotoon bu'da soo baxda waxa ay leedahay cuf atameed le'eg tan bu'da asalka ah, waxase ay ku kala geddisanyihiin tiro atameedka xaddi hal ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mataatax-biita


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg