Matiitix
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax duugnimo ama karis badan awgiis la googo'aya.
Matiitix
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ixay, -ixday)Wax gabow, karis badan awgiis la googo'id.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga matiitix ↴
matiitixi | matiitixid | matiitixin | matiitixis | matiitixis | matiitixsad | matiitixsan | matiitixsanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg