Mawjad-dayreed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-o ..., ml.)(juqr.) Mawjadaha aad u waaweyn kolka dhulka, qorraxda, iyo dayaxu ay xariiq toosan oo isku mid ah yihiin; xoogga cufisjiidadka ee qorraxdu wuxuu ka yimaadaa jiho la mid ah tan dayaxa, markaana wuu hiirigeliyaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mawjad-dayreed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg