Mawjad-gaaban

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-o gaagaaban, m.l)

(juqr.) Hirar ballac yar oo abuurma marka cufisjiidadka qorraxdu uu lid ku noqdo si xagal quman ah kan dayaxa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mawjad-gaaban


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg