Maxal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Ilmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maxal


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg