Maxammas

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

M. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqiiq noqdo.


Maxammas

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Bun beerkii iyo qasharkii dubid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maxammas

maxammasan | maxammasid | maxammasnaan | maxammasnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg