Maxlal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.l)

Meherka naag la furay oo nin kale muddo gaaban ay guursato si ay ugu noqoto ninkeedii hore.


Maxlal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Naag rabta in ay ninkedii hore ku noqoto nin kale muddo gaaban mehersasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maxlal

maxlalan | maxlalasho | maxlalid | maxlalnaan | maxlalnaansho | maxlalo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg