Maxsuul-aayooneed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)

(kiim.) Taranta ribnaannada: kw = [ H+ ] [ OH- ] ee biyaha oo ka dhalatay ayoonoobidda xaddi yar oo biyo ah. may diid. ld maya. maya diid. Erey tilmaama jawaab diidmo ah. ld may.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maxsuul-aayooneed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg