Mayay

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Roob xoog leh oo maalinta gelinkeeda hore da'a. ld mayaay¹.


Mayay

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-yay, -yday)

Maalin gelinkeeda hore, roob di'id. ld mayaay².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayay

mayaay | mayaay | mayaayid | mayayid | qumayaysad | qumayaysasho | qumayayso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg