Mayoonge
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Xasharaad yaryar, duula, oo quuta dhacaanka ubaxa, dadka iyo duunyadaba dhiba.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayoonge ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

