Mayran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

1. Wax la mayray noqosho. 2. Dhar iwm midab bixid.


Mayran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, rnayd)

Wax la mayray ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayran

kaadidhiig | mayrmid | mayrnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg