Mayraq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Saddexda feerood ee sararta u hoosaysa iyo hilibkooda oo iswata (geel).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayraq

mayraqsan | mayraqsanaan | mayraqsanaansho | niil |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg