Mayruuf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Daal iyo rafaad.


Mayruuf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Daal iyo rafaad la kulmid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayruuf

mayruufi | mayruufid | mayruufin | mayruufis | mayruufis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg