Maytoosis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(baay.) Qaybsanka unugga si uu u sameeyo laba unug oo mataanaysan oo mid kastaa leeyahay bu'ay ku jiraan tiro isku mid ah oo isku nooca oo koromosoomya ah, sida unugga ay ka yimaadeen.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maytoosis


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg