Meeree

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

Wax xarig iwm ku wareejin, wax, wax, kale ku dul wareejin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meeree

meereyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg