Meerkac-biyood
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(juqr.) Wareeg goobeed biyaha badda dhexdeeda ama webiga dhexdiisa oo ka dhashay kala sarraynta kanaalka, ama kulanka laba maayadood, ma sababo la mid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meerkac-biyood ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

