Meermeeri
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid wax sugaysay madadaalo aan run ahayn ku waqtiseejin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meermeeri ↴
cagafcagaf | meermeer | meermeerid | meermeerin | meermeeris | meermeeris | muddaahano | muddaahinee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg