Meersan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax, wax kale ku dulwareegsanyihiin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meersan

barqorraxeed | bowdlameersan | bowdlameersanaan | bowdlameersanaansho | hareereysan | meersanaan | meersanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg