Meertayso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Si meerto ah wax u qaybsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meertayso

meertaysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg