Meged
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-gdo, m.l)1. Harag la hoolay oo asal iyo waxyaalo kale lagu jilciyey. 2. Asalka wax magdiyo. 3. Geed-gaab leh caleemo yaryar oo qodxo leh, oo jiliftiisa haragga lagu megdiiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meged ↴
dhiinmeged | magad | megdee | megdeyso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg