Meherkahorreys
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)Ilmo calool gala inta aan aabbihii iyo hooyadii is mehersan, meherkaweyne; horgal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meherkahorreys ↴
meherkaweyne |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

