Meherxad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isnikaaxsashada gabar iyo nin is doonaya iyagoo aan la ogeyn.

Meherxad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Gabar waalidkeed laga qarinayo mehrin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meherxad

meherxadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg