Mergi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

(c.nafl.) Daliigo seedo ah, xoog leh, isu haaya xubnaha nafleyda qaarkood, sida lafdhabarka labadeeda dhinac iyo luqunta.


Mergi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

ld merji.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mergi

mergin | mergis | merji | merjin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg