Meyoosis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(baay.) Nooc ka mid ah qaybsanka unugga, kaas oo soo saara afar unug taran, mid kastaana uu wato tirada koromosoomyada unugga waalidka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meyoosis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg