Meytakaal
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Xus loo sameeyo dad dhintay.
Meytakaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Dad dhintay xusid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meytakaal ↴
meytakaalasho | meytakaalid | meytakaalo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

