Micigabaar

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. M. ah: rati xooggiisu u dhanyahay. 2. M. ah: nin da'weyn oo garasho badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga micigabaar

micigabaarrey |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg