Midabgaddoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isbeddelka ku dhaca wax midabkiisa. ld midabgaddoomid.

Midabgaddoon

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)

Wax midabkoodu beddelmay noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midabgaddoon

midabgaddoomid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg