Mihiib

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. M. ah: hanti la leeyahay, mulki. 2. ld mihiibid.

Mihiib

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

(Qof) wax hantiyid. ld mahiib.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mihiib

mahiib | mahiib | mahiibi | mahiibid | mahiibin | mahiibsasho | mahiibsii | mahiibsiin | mahiibso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg